Wednesday, July 22, 2015
Thursday, July 16, 2015
JIRITAANKA QARANIMO WAA AWOODA CIIDAN
Waxaan Dhamaan u hanbalyayanayaa Dhamaanaba ciidanak qaran jamuuriyada somaliland waxaan leeyahay iyaga iyo caruurtooda xaasaskooda sandka sandkiisa bashbash barwaaqo ku gaadha Waxaad Tihiin Lafdhabka wadanka Laantiin NOOMA SUURTOOWDEEN NABADAN AAN HADA KU NASTEEXAYSANAY Alle ALLE HA IDNDAAYO
SIYAASI BAAQ AXMED TAMRAYSE WAA HOGAAMIYAHA MUSTAQBALAKA
Xaqiiqiyan Waa Ka Rumayn Doonaa Haduu Allah wayni Subxaana Watacaalaa Ayaamo iisii Daayo Nolosha Insha Allah Waxaan Qaadi doonaa Talaabo Kata oo aan Ku Hanankaro Himiladayda ***************************************************************************
Saturday, July 11, 2015
Qaranimdu Waa Nolosheena
Geesiyaalkii Soomaaliland, Kuwa aan ku dhaarano, kuwa jecel Wadankooda Soomaaliland.waa dhowyahay,Hadafkii Qarankani, hadii aan noqono hal iyo gacmo isku xiran keliyana hore u socon karnaa, oo aan gadaal fiirin, khasaaradu waafiirin sanadaha ka tegey adigoon indhahagu qaban sanadaha soo socda. guuleysigu
" Nabad iyo Naxariista Rabbigu duushiina ha ahaato"
Monday, July 6, 2015
TAHRIIBTU WAA AAFO QARAN OO DHALINYARADEENA KU HABSATEY XALKEEDANA MA’AHAN MID CID KALIYA KU KOOBAN WAA MID CID WALBA UTAAL, SIDII LOOGA HOR TEGI LAHAA MUSTAQBALAK DHALINTA EE MUGDIGA SII GELAYA

Tahriib waa qof raba in uu si sharci darro ah ku galo wadan kale oo aan laga ogaleyn tahriibta waxay ka mid yahay faldambiyeedyada qawaaniinta caalamka la dagaalanto lana mid ah sida maandooriyaasha, tahriibtu waa socdaal aan sharci loo haysan oo dhib iyo rafaad ku saleysan kaaso qofku naftiisa ku biimeeyo waxyaalo khatar ah,
Hadaba waxaa jira dhaliyaro badan oo Iyagoo doonayaa in ay maraan wadada dhibka iyo rafaadka badan ee saxaraha iyo badba isagu jirta ee ka bilaabanta Somaliland ilaa talyaaniga arintan waxay aad usoo koradhey mudooyinkii u danbeeyaya lakiin iminka waxay gaadhey halkii u sareysay oo aad arkeyso dhalinyaro aad uu yar yar oo hadal haaya saxaraha sudaan , libiya iyo lambaduusa markaad tagto meelaha ay dhalinyaradu isagu timaado waxaad arkeysaa iyagoo hadal haya oo leh “hebel mudo wax war ah lagama haayo “ iyo hebel ayaa doontii ku qornaa ee duceeya in uu ilaah bada u fudeeyo” iyo “ hebal baa galey talyaaniga balse nasiib xumo faraa laga qaadey isagoo fadhiyi doona mudo badan isagoo wax shaqo ah heli doonin darbi jiifna ku noqon doona darbiyada talyaaniga sida ku dhacdey dhacdey dhalinyaro badan.
Hadaba maxay tahay tahriib goormeyse bilaabatey? taariikh ahaan tahriibku waa shay soo jireen ah sida laysla qaatayna ka soo bilaabmay qaarada Yurub muddo iminka laga joogo boqolaal sanadood ayaa dadka reer Yurub waxay ku qulquli jireen dhinaca Maraykanka ama America ,taasi waxa kasii danbeeyay oo xoojiyay tahriibkii dib uga bilaabmay qaarada Africa kadib markii dadkii la adoonsan jiray (African slavers) ee qaarada Africa ay markii danbe noqdeen kuwo dega oo hela nolol liita balse la is lahaa waxay dhaantaa tii markaa ay ku jirtay qaarada Africa oo ahayd mid qoloqolo iyo qabiil qabiil laysku laayo, (African civil crisis) ayaa waxay dadkii qaarada ku sugnaa door iyo dan moodeen inay xamaanta iyo xaabada u gurtaan qaaradaha Yurub iyo Ameerica oo markaa dadku u hayaami jireen iyada oo markii dambe gaadhay ilaa waqooyiga qaarada Aasia oo dadbadani kaga soo furmeen Ameerika
Guntii Iyo Gabagabadii waxaan Hadalka Kusoo afmeerayaa Dhalinyarada tahriibaysa meesha aad u socotaa waa meel dhalinyaradii u dhalatay ay horumar gaadhsiiyeeyn kana dhigeen meel loo soo tahariibo
balse Adigu ma kula saxan tahay in aad adoo wadankaaga ka dhigi kara mid loo soo tahriibo in aad adgu caqli xumadaada aad ka tahriibtio
waa run in caqabado badan ay dhalinyarada ay ku xeerana yihiin sida-:
1:in aan la siin Xuquuqdoodii Dhalainyara Nimo ee ay ku Lahaayeen talada wadanka iyo maamulka,
2-:in aanay Helin wax taageero ah oo dhiirigelin ah ama shaqo abuur ah , haday xukuumad ahaan lahayd iyo haday haayadaha caalamiga ahaan lahaydba
*******************************************************************************************
Dhalinyarada soomaaliland iintii maqaalkani gaadho waxaan kula talin lahaa in ay yeeshaan urur ay kumidoobaan oo udooda xuqooqdooda,
ururka SONYO Umbrella maaha mid ka hadla xuquuqda dhalinyarada balse waa Urur hoostaga Xukuumada.
waa in dhalinyarada somaliland yeeshaan urur xor ah oo metela danohoododa iyo baahiyahooda oo xor u ah in uu xukuumada jirta hor dhigo baahiyaha iyo shaqalaanta dhalinyarada ama qorshayaasha horumarineed ee dhaliyarada.
SONYO Umbrella Inama metesho waa urur aan xor u ahayn in uu baahiyaha iyo qorshayaasha dhalinyarada iyo xuquuqda dhalinyaro uu hor geeyo xukuumada. waa in Dhalinyarad soomaaliland ay yeeshaan urur u dooda iyaga oo xor ka ah xukuumad xisbi iyo haayad dawli ahab
**************************************************************************************************
by: Siyaasi Baaq Ahmed Xuseen
Wednesday, June 24, 2015
Waxaan Marwalba Utaganahay Midnimada iyo Horumarka Bulshada Somaliland Bulshada Somaliland Waa Bulsho WaLaalo Ah oo Ku Bahoobay Midnimo
HA KU BiiMAYN NAFTAADA BADWAYNTA IYO BIIMAHA SAXAARAHA
waa Caqli xumo waa talo xumo waa Feker Xumo in aad intaad Wadankaaga Hooyo aad ka Tahriibto aad wadankale oo aanad waxba kuhaysan in aad tagto.Runahaantii Waa Cibaaro aad looga murugoodo in Dhalinyaradii Wadanku ay ku baabeen Badawaynta iyo Biimaha saxaaraha,Waana ay ku Khaldanyihiin, waayo Wadankooda ayaa ay kahelikaraan waxan ay Utahriibayaan wadanka aqoon waa taalaa Horumarna waayaalaa Shaqona Waa Taal Laakiin waa ay iska indhatireen waxaan ayna aamineen in irsaaqada Yurub taala ay dhaamto irsaaqada Wadankooda waana Ku Khaldanyihiin Kumanaan Jeer., maxaayeelay Alle meelkasat Joogaan Irsaaqada iyo Calafkooda waa Mid isga Gacantiisa ku Jirto ,wixii uu U qorayna mawaayayaan Laakiin waa ay iska indha tireen waana ay ka kibreen waxaan Marlabaad iyo marsadexaadba Canbaaraynayaa Dhalinyarada Ka qulqulaysa wadnkooda Hooyo ee Uqulqulaysa wadankale oo aan shaf iyo magac toonata kaga Horayn*********************************************************************************Adoo Dhulkaaga Dhisankara Ha U DhooFin Dhul Asaagaa Hagaajisteen
Tuesday, June 16, 2015
ilaahay Ha innaga Dhigo Kuwa Alle Waafajiyo Barakada iyo khayrka Bisha Ramadaan,
ilaahay Ha innaga Dhigo Kuwa Alle Waafajiyo Barakada iyo khayrka Bisha Ramadaan, ee Hela raxmadda, Denbi-Dhaafka iyo ka Xorowga Naarta. Aammiin.
**********************************************************************************************
Fadliga Khayrka, Isku diyaarinta iyo soo dhoweynta ..Bisha Barakaysan ee Ramadaan Alloow Na Gaadhsii, Alloow Naga Yeel Kuwa aad Solonsiiso Khayrkeeda iyo Fadligeeda, Alloow naga dhig kuwa aad siiso Ajarkeeda Alloow Naga Yeel Kuwa aad U Denbi Dhaafto, Alloow Naga Yeell Kuwa aad Khayrkeeda Siiso,,, Alloow Naga yeel Kuwa Fadliga Ajarka Iyo Cibaadada Alle Ku Xidhnaada Bishaa Barakaysan si Wanaagsan Fadligeeda iyo Ajarkeeda Ka Faaiidaysta Alloow naga yeel AAmiin AAmiin AAmiin AAmiin (Alloow Nag Aqbal Ducada) AAMiin AAmiin AMiin
Monday, June 15, 2015
GUUSHU RAJO KUMA TIMAADO?!!! Laakiin ==
GUUSHU RAJO IYO Riyo KUMA TIMAADO LAAKIIN SHAQO ADG IYO GEESINIMO BUUXDA GUUSHU WAXAA LOO MARAA WADO ADAG OO CAQABDO BADAN OO QODAX BADAN NIN USAMRAA KA GUDBA KUDARSOO GUUSHU MAAHA WAX BILOOWGIISA BALSE GUUSHU WAA HIMILOOYINKAAGA DHAMAADKOOD <QALINKII IYO FEKERKII (siyaasi Abdirizak Ahmed TAMREYSE)
The 5 Keys to Success
The 5 Keys to Success
***************************
1. Preparation
2.Confidence
3 .effort
4. Honest
5. Think
"Miyay kuwa wax og la siman yihiin kuwa aan wax ogayni”
Haddii aynnu ka fekerno ama is waydiinno shayga qudha ee sababay kala duwanaanshaha aadka u weyn ee taddawurka insaanka. Waxaa laga yaabaa in ay tahay awoodaha dadku ku kaydiyo ama uu isugu gudbiyo cilmiga, isaga oo isku gaadhsiinaya qaabab kala duwan sida: wada-hadal, suugaan, heeso, iyo casharro laga baaraandegay. Laakiin dadku waxay si dhakhso ah u ogaadeen inay u baahan yihiin tababarro iyo xirfado aad u badan si uu wax kasta ugu qabto si hawlkarnimo leh. Waxaynnu ognahay in xirfadda shaqo ee qofka wax bartay ay ka badan tahay ta qofka aan waxba baran. Qofka wax bartay wuxuu awoodaa inuu abuurto dakhli badan, door weynna ka qaato koritaanka dhaqaalaha qaran, marka loo eego qofka aan waxba baran.Waxbarashada loo baahan yahay ma aha oo qudha in la is weydaarsado fikrado ku saabsan mawduuc gaar ah, laakiin waa in ay yeelan kartaa waxtar qiimi leh oo qofka siin kara meeqaam bulsho ahaan wanaagsan iyo kalsooni. Waa inay sidoo kale qofka u oggolaan kartaa inuu sameeyo go’aannada ku habboon nolosha iyo garasho uu ku fahmi karo isbedellada ka dhex dhacaya bulshada. Waa inay sidoo kale dhiirrigelin kartaa soo-saarista halabuur cusub (innovations); iyada oo laga dab qaadanayo fikrado hore u jiray. Intaas ka sokow, waa inay suurtogalin kartaa in wadarta guud ee dadka aqoonta leh ee shaqeeya ama shaqo raadinayaa si fudud ula qabsan karaan technolagiyadda casriga ah.Marka la soo koobana, nuxurku wuxu ku soo ururayaa hadalka mudnaanta badan ee Ilaahay ku xusay Kitaabkiisa sharfan ee ah:“Miyay kuwa wax og la siman yihiin kuwa aan wax ogayni”. Culimada tafsiirku waxay aayaddan ku fasiraan in ujeedku yahay tusaalayn ku aaddansida aanay u sinnayn kuwa aqoonta leh iyo kuwa ka aqoonta ka arradani. Taasi waxay inoo iftiiminaysaa sida Ilaahay u weyneeyay farqiga u dhexeeya qofka cilmiga leh iyo ka aan lahayn.Halabuurka suugaanta Soomaaliyeed iyo indheergaradka ummaddu arrintan marnaba iskamay indho-tirin, waxaanay si xeel-fogaan leh ugu nuuxnuuxsadeen muhiimadda aqoonta iyo kala-duwanaanshaha qofka wax bartay iyo ka aan waxba baran iyo sida ay taasi u saamayso illaa iyo horumarka dalalka dunida iyo hodantinimada dhaqaale, siyaasadeed ama ba heerarka nololeed. Xasan Sheekh Muumin waxa uu ka mid yahay fogaan-aragga arrintaas ka hadlay. Bal u fiirso isbarbardhigga ka muuqda tuducyadan hoose oo ka mid ah heestiisa Gorayo:“Goroyadu ilmaheedaAroori bay dhigtaayooAboodigu ku laayaa;Shimbirtuna aroos ayIla-xidhoo ammaan ah bayUbadkeeda seexisaa;Kala awran labaduyeEdebtiyo aqoontiyoAsluubtay isku dhaafeen;Caqligii wanaagsaniItaal inuu ka roonyahayBal eegoo u fiirsada
NABADU WAA FURAHA NOLOSHA
NABADU WAA FURAHA NOLOSHA
Nabadu Waa Furaha Nolosha, qiimaha ay leedahey ma ahan wax la soo koobi karo,marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa ku soo dhacda qiimaha ay nabadu u leedahay nolosha Aadamaha. Nabad la’aanina waa nolol la’aan, waa wax barasho la,aan, waa naxariis la’aan, waa dowlad la’aan, waa hoy la’aan,waa caafimaad la,aan, waa mugdi, waa burbur, barakac, walwal iyo walbahaar iyo waliba baroordiiq joogto ah.Waxaa mudan in layswaydiiyo waa maxay NABAD? Nabadu waa saldhiga nolosha, waa iftiin, aqoon, xushmad, naxariis, farxad, horumar, sharaf, cibaado iyo barwaaqo.Qiimaha ay nabadu leedahey waxaa noo sii iftiiminaya dhaqankeena suubanaa; Tusaale, Nabad miyaa? mala nabad baryey? reerku meel nabad ah madegey?,,waxaa kaloo qiimaha nabada na xasuusinaya murti dhaqameedkeena ah,,Beni’aadamku gogoshiisa waa nabad, nabad ayaa naas la nuugo leh iyo kuwa kaloo fara badan.Maxay yihiin waxyaalaha sababa Nabad la’aanta? Waxaa sababa Cadaalad la’aan, qabyaalad, maamul xumo, musuqmaasuq, jahli, dano shaqsiyeed amaba mid kooxeed, qorsho la’aan siyaasadeed iyo faragelin shisheeye.Maxaa nala gudboon walaalaheyga Soomaliyeedow si aan u xaqiijiyo ugana qayb qaadano nabada iyo horumarka wadankeena? Horta masuuliyada koowaad ee dib usoo celinta nabada waxay saaran tahay shacabka soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan, waxaana looga qayb qaadan karaa marka hore ruux walba oo muwaadin ah waa inuu nabada ka soo bilaabo Naftiisa ayna ka muuqdaan astaamaha nabada,Tusaale qofka dhawaqiisa waa inuu noqdaa mid nabadeed,saantiisa sidoo kale, uurkiisa la mid,aqoontiiisa iyo qalinkiisa sidoo kale waa inuu nabada ugu hiiliyaa, intaa kadib waa inuu qoyskiisa la wadaaga xoojinta nabada,kadib bulshadiisa ugudbiyaa qiiimaha ay nabada leedahey,,la abaabulaa doodo iyo wacyigelino maadi ah iyo kuwa diini ah oo looga hadlayo qiimaha nabada iyo wanaageedaba.waxaa kaloo in hoosta laga xariiqo mudan in dib u soo celinta nabada ay qayb weyn ku leeyihiin suugaan yahanada, fanaaniinta iyo culumaaudiinka waxaana muhiim ah in doorkooda wacyigelineed uu si joogto ah u socdo si uu u kaabo dib u soo unkida Nabada Wadankeena.Doorka dowlada ee dib usoo celinta nabada Soomaaliya ayaa ah abaabulida xubnaha firfircoon ee bulshada, dhaqan celinta dhalinyarada iyo u abuurida xirfado shaqo oo ay ku maareeyaan mustaqbalkooda, horumarinta waxbarashada iyo dib udhiska goobihii wax barashada ee dalka, oogista iyo xaqiijinta garsoor cadaalad ah, horumarinta ciidamada amniga qaasatan boliiska, qabashada tartano isboorti, kuwa aqooneed, kuwa dhaqan oo lagu hormarinayo nabada.Nabadu qiimo aad u weyn bay ku leedahay nolosha iyo hab-dhaqanka bulshada, nabadu waa cadowyo badan tahay,,laakiin sidoo kale waxaa xaqiiqo ah in nabadu leedahey saaxiibo badan ,,Sxb-ka koowaad ee nabada waa midka laga nabad galo isaga naf’ahaantiisa, waa ka hortagaha cadowga nabada, waa daryeelaha danyarta, waa xoojiyaha aqoonta, waana ilaaliyaha diinta, sharafta dadkiisa iyo dalkiisa.Walaalaheyga Soomaaliyedow muddadii dowlad la’aanta sida aad og tihiinba waxaa jirey dad farabadan oo ka qaybgaley dagaalada iyo naxariisdaradii lagula kacay dadkeena iyo dalkena, laakiin waxaa hubanti ah in dhinaca kalena ay jireen dad kale oo aad iyo aad ufara badan oo ka soo horjeedey dhibaatda iyo fowdada baaxada leh ee galaafatey nolosha in badan oo dadka soomaaliyeed ah hoostana galisey sharaftii iyo karaamadii Qaranimada Soomaaliya, marka waxaa muhiim ah in dhamaanteen aan wada xasuusano in Taariikh ay duugoobeynin ay jirto, qof walibana waxa uu gaysto ee wanaag amaba xumaan ah ay tahay mid diiwaankiisa taariikheed ugu qoran,Ilaah waxaan ka baryeynaa inuu nagu daro kuwa taariikh wanaagsan laga qoro, muslim qaalis ah, wadaniyiin ah, difaacayaal qarameed ah oo aan marnaba halmaamin qiimaha ay leedahey nabada iyo dhowrista sharafta beni’aadamka.

Wabilaahi tawfiiq :siyaasi BAAQ axmed xuseen
KU DHAADO HIDAHA IYO DHAQANKAAGA
Hidah iyo Dhaqanka soomaalidu waa midka ugu fiican dhaqamada dunida markii la Qiimeeyey balse suaasha iswaydiinta mudan waa ma ogthay in Hidahii iyo dhaqankaagu yihiin mid ahmiyadiisa mudan?
mase ku faantaa hidiha dhaqnakeena soomaalida?
mise waad ka khashaaftaa?
(Hidiha iyo dhaqnka waa in aan jeclaano kuna faano la soco****
Dhalinyardu Waa Horumarka Wadan Hadba Inta Aqoonta iyo Garaadka Dhalinyaro ee wadan legyahay ayaa Horumarkiisa iyo taaba galkiisuna ku xidhan yahay (Fekerkii Siyaasi BAAQ Axmed Tamrayse)
Waxaan Hanbalyo U dirayaa guud ahaan shacabka somaliland gaar ahaa Dhalinyarada somaliland
Waxaan Ugu Hanbalyaynayaa Wada shaaynta Dedaalka Aqooneed,ee ay Hadh Iyo Habeen Ku Jiraan, Wadaninimada Ka Muuqata mararka Qaarkood iyo Siday u jecelyihiin wadankooda hooyo ee Soomaaliland ayna ku faanaan waxaan Qarankooda Dowladnimadooda iyo Muwaadinimadooda waxaa Run ka dhigteen waxa ay bulshada iyo Wadankuba idinka sugayeen, waxaadna garateen waajibaadkiinii, Shaqsinimadiina+Wadaninimadiina+Bulshadiina waxaana ogaateen in lafdhabka dalku in uuyahay dhalinyarada, waxaad ogaateen in uudalku idiin baahan yahayCidkasti waa ay idiinku hanbalyayanay fekerka wanaagsan iyo Dedaalkiina Dhalinyaranimo <Dhalinyarau Waa Laf Dharaka Wadanka>
Mustaqbalka IFtiimaya ee Ka Muuqaday Geeska Afrika Waa Jamuuriyada Somaliland
,
Mustaqbalka Iftiimaya ee Wadamada Africak ka soo dhex muuqday waa Jamuuriyada Dimuqraadiga ah ee Somaliland , Somaliland Waa DaL Leh Dastuur Caalami ah oo AyU codeeyeen Bulshada Somaliland. Wadal Leh Nidaamaya Dowladeed, SOMALILAND Waa dal leh shuruuc caalami ah oo kala hagta bulshada ku wada noolo, Bulsha waynta somaliland ku Dhaqan waa kuwo ku Bahoobay horumar, iskaashi Dimuqraadiyad wallaaltinimo iyo Wadatashi.
Somaliland Waa Dal islaam ah oo bulshada ku dhaqan 100% islaamyihiin,
Waa DaL ILaahay Kumanaystay khayraadyo kala duwan oo Dabeeci ah
Somaliland waxaa ay Leedahay ciidamo kala duwan oo si Tayo leh uqalabaysan Una Tababaran Waa SOMALILAND waad Dal Leh Xuduud Caalami ah oo caan ah
Somaliland waa Wadan Ka Mid AH Wadamada Caalamka Balse Beesha Caalamku Ka Gabeen In ay Dolwad Nimadooda iyo si Dan Nidaamka ah ee Ay wax U Maamusheen ay Ictiraafaan
Somaliland Iyada Ayaa is ictiraafsan Allena waa uu La garab Gelayaa Dedaalkooda insha Allah wax Walbi waay Gaadhayaan Halka Laga Filanayo si da ay Shacabku jecel yihiin Way Rumoobi doontaa inshaa Allaah

Tuesday, June 9, 2015
***NOLOSHU WAA CASHAR, IMTIXAANKEEDUNA WAA SIDA AAD NOLOSHAADA UMAAMUSHID**
HORUMARKA BULSHO WAXAA UU KU XIDHAN YAHAY WADATASHI BULSHO OO DHAMAYSATIRAN
Salaan diirran dhammaan bulshada reer Somaliland. Maqaalkani wuxuu hollanayaa inuu wax ka iftiimiyo sida loo
heli karo is faham dhexmara xukuumadda iyo bulshada reer guuraaga ah ee ka fog xarumaha awoodda dawladdu
taal (Marginalised sections of the community). Wuxuu ka duulayaa buuqqii iyo is afgaranwaagii dhawaan ka
dhashay sahaminta tamarta shidaal/gaas ee la naawilayo inay ku duugan tahay dalkeenna, gaar ahaanna gobolka
Saraar.
Ugu horrayn waxa hambalyo mudan dawladda soo kordhisay hankan weyn ee daaha lagaga faydayo mugga iyo
baaxadda khayraadka dabiiciga ah ee dalkeenna, taasoo lagu bartilmaameed sanayo in la cabbiro, la soo saaro,
lana shafeecsado kayrka uu ilaahay dalkeenna saamiga u siiyey. Ka sokow fursadaha shaqo abuur, dhaqaale
kobcin iyo guud ahaan heerka nololeed ee dadkeenna oo dhawr meeris kor u kici doona, waxay himiladani
noolaynaysaa, kordhinaysaa, korna u qaadaysaa yididdiiladii dadkeennu ka qabay in mustaqbal ifaya laga gaadhi
karo nolosha haddii dedaal taxane ah oo aan loo kala hadhin lagu maareeyo nolosha iyo baahiyaheeda. Waxay
marag ka noqon kartaa ka dhabaynta loogu jiro yuhuunitii laga lahaa la soo noqoshadii xorriyadda iyo in haddaan
la hagran dalkan geeddi tahan gaadhsiiya la rari karo. Wuxuu rajo weyn u noqonayaa da’yarta tahriibta habeen iyo
dharaar dhuyaalka ugu jira, oo laga yaabaa in qaarkood yar hakadaan oo bal dhursugaan. Siyaasaddani waxay
inoo horseedi kartaa inaynu ka geyoonno dhibkii baaxadda lahaa ee loo soo maray dibu xoraynta dalka, iyo
samirkii iyo dedaalkii aan kala go’a lahayn ee shacbigani ugu soo dhabar adaygay intii maamulka Somaliland
madax bannaan la yagleelay Haddaan intaa u dhaafo bogaadinta hammiga fog ee dawladda, waxaan u soo degeyaa
tilmaanta siday iigu muuqato dhabbaha hagaagsan ee ay tahay in loo maro horumarintaa. Dawladda, bulshada
reer Saraareed iyo Shirkadda Genel ba yaanay ka ilduufin, qodobbada aan hoos ku muujin doono:
Dawladda hal baa seegay: Mar kasta waa in xogogaal dawladdu u tahay dareennada, tuhunnada iyo tabashooyinka
reeraysan ee bulshada gaar ahaan reer guuraaga ah. Muhiim maaha in dareennadaasi iyo tuhunnadaasi run ku
fadhiyaan iyo in kale, waxa muhiim ah la socoshadooda iyo furdaamintooda. Bulshooyinka ka durugsan
awwoodaha iyo xarumaha dawladda (sida reer guuraaga, kallumaysatada iwm) waxay leeyihiin duruufo u gaara
oo ka soocaya bulshada inta magaalooyinka ku nool ama ka ag dhow. Waxay badiba ku mashquul sanyihiin la
baaxaaddegga iyo maareynta nolol adag oo aanay wax gacan qabasho ah kaga helin dawladihii kala dambeeyey ee
dalka soo maray. Waxa kaloo iyana la fahmi karaa in heerkooda aqooneed, fahamkooda dawladnimo iyo
masuuliyaddooda qawmiyadeed intuba aanay u tallowsanayn inay si buuxda uga garaabaan qorshayaasha
mudnaanta u ah dawladda ee dalka lagu horumarinayo. Sidaa darteedna aanay la jaan qaadin mashaariicda
horumarineed ee maxalliga ah, haddaan laga horraysiin wacyi gelin ballaadhan iyo ka qayb gelin talada hore ee
kala horraysiinta baahidooda, ee aanay dawladdu iyadu kelideed siday wax ugu muuqdaan ama aragto liqsiin.ujeedadaydu waa Isfaham bulsho +wada tashi umadeed +1feker talo oo lawada leeyahay +horumar bulsho oo lawadaago, iyo dowladnimo caan baxday oo bulshadu leedahay.
waa Talooyin ka soo maaxdday maankayga saliimka ah aanan cidna ula jeedin, laakiin ay tahay in lafahmo Danta bulshadeena, bulshada soomaaliland ,iyo guud ahaanab bulshada soomaaliyeed waa bulshadaydii waxaana la jecel ahy waxaan naftayda la jecel ahay waana Danata horumar hiigsi sareeya iyo barwaaqo)))
(Fadlan ha copy garaysan waa Hanti fekerkayga ah)
***dhamaan umada soomaaliyedd meelkastay joogaan waan salaamayaa waana idin jeclahay*** (Alla mahad leh wabilaahi tawdiiq)

(copyright by aqoonyahan= c/risaaq axmed tamrayse)
BARO MICNAHA NOLOSHA
Argtida caawa) by Siyaasi Abdirizak Axmed Xuseen
Bulsha waynta caalamaku waa kuwo Noloshooda ku maareeyey Aqoon iyo raadin cilmi anfac leh*waxaa hubaal ah in ay waqti yar oo ay gudanayaa waajibaadkooda diineed iyo waqti yar ay wax cunayaan maahaan eh ay inta kale ee Waqtiga ay ku Hawlan yihiin sidii ay aqoon iyo cilmi ay ukasban lahaayeen ayana markasta ku fekeraan sidii ay Dunida waxa uga bedelilahaayeen una qaadi lahaayeen TaLaabo wanaagasan oo kudayasho mudan
** Alloow naga dhig kuwa Fahma muhimda waqtiga *********** Allaa mahad leh
Horumarka Waaddan Waxa aasaas u ah Wada-Tashi bulshado (by:siyaasi BAAQ AXMED Tamrayse
Horumarka Waaddan Waxa aasaas u ah Wada-Tashi bulshado

Tuesday, June 2, 2015
U HIILI AFKAAGA HOOYO
U HIILI AFKAAGA HOOYO
Adeegsiga iyo ku hadalka afkaagu waxay saldhig u tahay oo ay xaqiijinay qofka aad tahay, meesha aad ka soo jeedo, magaca aad leedahay , qoomiyada iyo qaranka aad ka dhalatay.marka aad ku hadashid afkaaga hooyo, marka aad ku gabaydid, ku heestid waxna ku qortid waxaad garab iyo gaashaan u noqotay jiritaanka iyo waaritaanka afkaaga hooyo.soomaalida waxaa sanadihii ugu dambeeyey ku soo kordhayey dadka ka guuraya ku hadalka afsomaliga una hanqal taagaya ku halqabsiga afaf qalaad.
isagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.
Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.
writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayseisagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayseisagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayse
Ereyada Qorshe iyo Qamaan
Ereyada Qorshe iyo Qamaan
***********************************************************************************

Tusaale aan u noqono bulshadeena Duruufkasta oo ina soo wajahada,waayaha iyo wakhtiyada is bedelaya , xiliyada kala guuraya ee aduunyada is daba marteenaya waa in aan ku sii dhiiranaa Jidka Gusha...
Halabsiga Nolosha Iyo Himilada Toogta Fog!!!!!!!!!!!!!!
Thursday, May 28, 2015
SOMALILAND WAXAA AY ICTIRAAFKA KU HELI KARTAA IYADA OO XIDHIIDH WANAAGSAN OO DIBLUMAASIYADEED LA SAMAYSA WADAMADA CAALAMKA IYO KUWA AY ISKU DHOOWYIHIINBA
*********************************************************************************Jamuuriyada Somaliland waxaa ay ictiraafka ay raadinaysay mudadad dheer ku Heli kartaa Iyada oo Dhista horumarisana dhamaan xidhiidhka Wadamada caalamaka iyo Kuwa Deriskaba.Wadamada caalamaku Waxaa Ay Waayeen Halyeeyo Ka Dhaadhiciaya gooni isu taaga iyo SOMALILAND In ay ka mid tahay Qaramada Dunida, ayna Tahay Qaran leh asaamaha dowlad lagu GartoShaqsi Ahaan anigu Waxaaan Aminsan ahay in Ictiraafku iman lahaa + Hadii Somaliland ay Hagaajiso siyaasada Iyo dhidhiidhka wadamada Debeda Debeda, ayan ku Dhabar Adaygto Arinkaa IctiraafkaLaakiin xukuumad Kastoo soo marta Somaliland ahmiyad gaar ah ma siiso raadinta ictiraafka ee Waxaa ay ahmiyadohooda siiyaan Danahooda iyo AfkaartoodaWaxaa Loo Baahanyahay xukuumad aan Ka Daalayn Dedaalaka Ictiraaf Raadinta
Tuesday, May 26, 2015
KHILAAFKA KA DHEX TAAGAN MASUULIYIINTA UGU SAREEYA DALAKA EE MUDO KORDHINTA, WAXAAN U SOO JEEDINAYAA DHINACYADA KU HIRDMAYA LOOLANKA SIYAASADA DALKA IN AY KA FEKERAAN AAYAHA QARANKA IYO DANTA BULSHADA IYO XASILOONIDA DALKA XILKA LOO TARTAMAYO WAXAA KA MIHIIMSAN IN AAN ILAALINO JIRITAANKEENA IYO XASILOONIDA BUSHADEEAN by: (siyaasi BAAQ Axmed Tamrayse
Saturday, May 23, 2015
WAA NECEB AHY CIDKASTA OO NECEB AMA DIIDAN QARANIMADA SOMALILAND WAAN JECEL AHAY CIDKASTA OO JECEL HORUMARKA IYO TAABAQAADKA SIYAASADEED EE JAMUURIYADA SOMALILAND SOOMAALILAND
............................................................................................................ Qarankan hirgaly waa uu istaahilaa Ictiraaf iyo ,Maamuus Xagabeesha caalamka ah
Qarankan waxaa Naftooda u soo Huray Kumanyaal geesiyiin ah oo U Shihiiday In ay Bulshadooda usoo Dhaliyaan Qaran madaxbanaan iyo dowlad ay afkaarteeda iyo Taladeeda shacabku leeyihiin .
Maanshaa Allah Dhalinyarada somaliladn waxaa Ay La Kowsadeen Wadan Nabad ah Calan Qaran iyo Dowladnimo ay Ku Faanaan ilamana Aha in Maanta Qof Dhalinyarada somaliland ah uu Diidanyahay masiirka iyo Mabda Qarankeena Dhalinyarda somaliland waa Lafdhabta wadanka.
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA KULMIYE
************************** ************************** ************************** *********
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA
shacabka iyo Bulshad asomalailand waxaa ay ahaayeen kuwo leh Hal MAWQIF oo ah Qaran madax banaan iyo dawladnimo leh cisi iyo sharaf ,beesha caalamkuna u tix gelin jirtay,xukuumadihii hore ee soo maray Qranakan Curdinka ah waxaa ay talada iyo afkaarata Qaranimo kala tashan jireen AQoonyahanka,culimaaudiink a,waxgaradka,waayeelka cuqaasha,iyo dhamaan cacabka ku bahoobay Qarankan somaliland .maamuladii hore ee soomaray dalka waxaa ay ahaayeen kuwo Danaya jiritaanka iyo masiirka Qaranimada, danata blushada iyo tan qarankaba, balse waxaad
moodaa in xukuumada maanta jirtaa ay ka duwantahay ayn umuuqato keligeed talis.Jiritaanka iyo dawladnimadu waxaa ay ahayd mid ay shacabka somaliland ku faani jireen kuna kalsoonaayeen ayna u arkayeen qaran Lawada leeyahay , balse waxaad moodaa in xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu aanay dananayn danta shacb iyo qaranimoba. Xukuumada keli Taliska ah ee kulmiye waxaa ay samaysay balanqaadyo waqtigii doorashooyinkii hore waana ay beenaysay, balnqadyadii waxaana ay ka dhigat <Hal bacaad lagu lisay>beesha caalamku waxaa ay ahaayeen kuwo taageersan lana shaqeeya qaranaka somaliland waqtiyadii hore balse xukuumada iyoxulifada kulmiye ayaa ah kuwo nacsiiyey cidkasat oo qaranka wax uqabnlahayd tusayna keli talisnimo iyo boob shacab,xukuumada waxaa ay beesha caalamku ka aaminsanyihiin xukuumad keli talisnimo ah oo ku ciyaaray danta iyo masiirka shacab ,xukuumadan keli taliska ah ee kulmiye iyo xulifadeeda waxyaabaha lagu xasuusto 5sano ee aan soo dhaafnay waxaa ka mid ah :-1,Jebinta Qodobada Dastuurka qaranimo 2,lumsashada iyo boobka hantida umada iyo tan qarankaba, 3,musuqmaasu iyo balan qaad been ah 4,Qabyaalad iyo kalshaandhayn umadan wallaalaha ah ee ku wada noolo nabada 5,keli Talisnimo iyo kala qaybin Qaranimo, shacabka soomaliland waa mid qudha waxaana ay leeyihiin ha Hadaf iyo himilo Qaran nimo, xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu waxaa ay ku fashilmeen kasbashadii shacab iyo bulsho iyo qaranimoba waxaan ku soo gabagabyanayaa shacabka soomaaliland idinkaa doorat xukuumadan keli taliska ah hadan idinkaa ridi kara shacaboow aan badbaadini Qaranimadeena soomaaliland ee xukuumadu dhulaka la dhacay isbedel ayaana lagu badbaadinkaraa Qaranimadan curdinka ah
qore : siyaasi baaq
**************************
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA
shacabka iyo Bulshad asomalailand waxaa ay ahaayeen kuwo leh Hal MAWQIF oo ah Qaran madax banaan iyo dawladnimo leh cisi iyo sharaf ,beesha caalamkuna u tix gelin jirtay,xukuumadihii hore ee soo maray Qranakan Curdinka ah waxaa ay talada iyo afkaarata Qaranimo kala tashan jireen AQoonyahanka,culimaaudiink
moodaa in xukuumada maanta jirtaa ay ka duwantahay ayn umuuqato keligeed talis.Jiritaanka iyo dawladnimadu waxaa ay ahayd mid ay shacabka somaliland ku faani jireen kuna kalsoonaayeen ayna u arkayeen qaran Lawada leeyahay , balse waxaad moodaa in xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu aanay dananayn danta shacb iyo qaranimoba. Xukuumada keli Taliska ah ee kulmiye waxaa ay samaysay balanqaadyo waqtigii doorashooyinkii hore waana ay beenaysay, balnqadyadii waxaana ay ka dhigat <Hal bacaad lagu lisay>beesha caalamku waxaa ay ahaayeen kuwo taageersan lana shaqeeya qaranaka somaliland waqtiyadii hore balse xukuumada iyoxulifada kulmiye ayaa ah kuwo nacsiiyey cidkasat oo qaranka wax uqabnlahayd tusayna keli talisnimo iyo boob shacab,xukuumada waxaa ay beesha caalamku ka aaminsanyihiin xukuumad keli talisnimo ah oo ku ciyaaray danta iyo masiirka shacab ,xukuumadan keli taliska ah ee kulmiye iyo xulifadeeda waxyaabaha lagu xasuusto 5sano ee aan soo dhaafnay waxaa ka mid ah :-1,Jebinta Qodobada Dastuurka qaranimo 2,lumsashada iyo boobka hantida umada iyo tan qarankaba, 3,musuqmaasu iyo balan qaad been ah 4,Qabyaalad iyo kalshaandhayn umadan wallaalaha ah ee ku wada noolo nabada 5,keli Talisnimo iyo kala qaybin Qaranimo, shacabka soomaliland waa mid qudha waxaana ay leeyihiin ha Hadaf iyo himilo Qaran nimo, xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu waxaa ay ku fashilmeen kasbashadii shacab iyo bulsho iyo qaranimoba waxaan ku soo gabagabyanayaa shacabka soomaaliland idinkaa doorat xukuumadan keli taliska ah hadan idinkaa ridi kara shacaboow aan badbaadini Qaranimadeena soomaaliland ee xukuumadu dhulaka la dhacay isbedel ayaana lagu badbaadinkaraa Qaranimadan curdinka ah
qore : siyaasi baaq
Subscribe to:
Posts (Atom)