Saturday, May 23, 2015

GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA KULMIYE

***************************************************************************************

GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA
shacabka iyo Bulshad asomalailand waxaa ay ahaayeen kuwo leh Hal MAWQIF oo ah Qaran madax banaan iyo dawladnimo leh cisi iyo sharaf ,beesha caalamkuna u tix gelin jirtay,xukuumadihii hore ee soo maray Qranakan Curdinka ah waxaa ay talada iyo afkaarata Qaranimo kala tashan jireen AQoonyahanka,culimaaudiinka,waxgaradka,waayeelka cuqaasha,iyo dhamaan cacabka ku bahoobay Qarankan somaliland .maamuladii hore ee soomaray dalka waxaa ay ahaayeen kuwo Danaya jiritaanka iyo masiirka Qaranimada, danata blushada iyo tan qarankaba, balse waxaad

moodaa in xukuumada maanta jirtaa ay ka duwantahay ayn umuuqato keligeed talis.Jiritaanka iyo dawladnimadu waxaa ay ahayd mid ay shacabka somaliland ku faani jireen kuna kalsoonaayeen ayna u arkayeen qaran Lawada leeyahay , balse waxaad moodaa in xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu aanay dananayn danta shacb iyo qaranimoba. Xukuumada keli Taliska ah ee kulmiye waxaa ay samaysay balanqaadyo waqtigii doorashooyinkii hore waana ay beenaysay, balnqadyadii waxaana ay ka dhigat <Hal bacaad lagu lisay>beesha caalamku waxaa ay ahaayeen kuwo taageersan lana shaqeeya qaranaka somaliland waqtiyadii hore balse xukuumada iyoxulifada kulmiye ayaa ah kuwo nacsiiyey cidkasat oo qaranka wax uqabnlahayd tusayna keli talisnimo iyo boob shacab,xukuumada waxaa ay beesha caalamku ka aaminsanyihiin xukuumad keli talisnimo ah oo ku ciyaaray danta iyo masiirka shacab ,xukuumadan keli taliska ah ee kulmiye iyo xulifadeeda waxyaabaha lagu xasuusto 5sano ee aan soo dhaafnay waxaa ka mid ah :-1,Jebinta Qodobada Dastuurka qaranimo 2,lumsashada iyo boobka hantida umada iyo tan qarankaba, 3,musuqmaasu iyo balan qaad been ah 4,Qabyaalad iyo kalshaandhayn umadan wallaalaha ah ee ku wada noolo nabada 5,keli Talisnimo iyo kala qaybin Qaranimo, shacabka soomaliland waa mid qudha waxaana ay leeyihiin ha Hadaf iyo himilo Qaran nimo, xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu waxaa ay ku fashilmeen kasbashadii shacab iyo bulsho iyo qaranimoba waxaan ku soo gabagabyanayaa shacabka soomaaliland idinkaa doorat xukuumadan keli taliska ah hadan idinkaa ridi kara shacaboow aan badbaadini Qaranimadeena soomaaliland ee xukuumadu dhulaka la dhacay isbedel ayaana lagu badbaadinkaraa Qaranimadan curdinka ah
qore : siyaasi baaq

No comments:

Post a Comment