Saturday, May 23, 2015

WAA NECEB AHY CIDKASTA OO NECEB AMA DIIDAN QARANIMADA SOMALILAND WAAN JECEL AHAY CIDKASTA OO JECEL HORUMARKA IYO TAABAQAADKA SIYAASADEED EE JAMUURIYADA SOMALILAND SOOMAALILAND

............................................................................................................ Qarankan hirgaly waa uu istaahilaa Ictiraaf iyo ,Maamuus Xagabeesha caalamka ah
Qarankan waxaa Naftooda u soo Huray Kumanyaal geesiyiin ah oo U Shihiiday In ay Bulshadooda usoo Dhaliyaan Qaran madaxbanaan iyo dowlad ay afkaarteeda iyo Taladeeda shacabku leeyihiin .
Maanshaa Allah Dhalinyarada somaliladn waxaa Ay La Kowsadeen Wadan Nabad ah Calan Qaran iyo Dowladnimo ay Ku Faanaan ilamana Aha in Maanta Qof Dhalinyarada somaliland  ah uu Diidanyahay masiirka iyo Mabda Qarankeena Dhalinyarda somaliland waa Lafdhabta wadanka. 




No comments:

Post a Comment