Dhalinyardu Waa Horumarka Wadan Hadba Inta Aqoonta iyo Garaadka Dhalinyaro ee wadan legyahay ayaa Horumarkiisa iyo taaba galkiisuna ku xidhan yahay (Fekerkii Siyaasi BAAQ Axmed Tamrayse)
Waxaan Hanbalyo U dirayaa guud ahaan shacabka somaliland gaar ahaa Dhalinyarada somaliland
Waxaan Ugu Hanbalyaynayaa Wada shaaynta Dedaalka Aqooneed,ee ay Hadh Iyo Habeen Ku Jiraan, Wadaninimada Ka Muuqata mararka Qaarkood iyo Siday u jecelyihiin wadankooda hooyo ee Soomaaliland ayna ku faanaan waxaan Qarankooda Dowladnimadooda iyo Muwaadinimadooda waxaa Run ka dhigteen waxa ay bulshada iyo Wadankuba idinka sugayeen, waxaadna garateen waajibaadkiinii, Shaqsinimadiina+Wadaninimadiina+Bulshadiina waxaana ogaateen in lafdhabka dalku in uuyahay dhalinyarada, waxaad ogaateen in uudalku idiin baahan yahayCidkasti waa ay idiinku hanbalyayanay fekerka wanaagsan iyo Dedaalkiina Dhalinyaranimo <Dhalinyarau Waa Laf Dharaka Wadanka>
No comments:
Post a Comment