U HIILI AFKAAGA HOOYO
U HIILI AFKAAGA HOOYO

Adeegsiga iyo ku hadalka afkaagu waxay saldhig u tahay oo ay xaqiijinay qofka aad tahay, meesha aad ka soo jeedo, magaca aad leedahay , qoomiyada iyo qaranka aad ka dhalatay.marka aad ku hadashid afkaaga hooyo, marka aad ku gabaydid, ku heestid waxna ku qortid waxaad garab iyo gaashaan u noqotay jiritaanka iyo waaritaanka afkaaga hooyo.soomaalida waxaa sanadihii ugu dambeeyey ku soo kordhayey dadka ka guuraya ku hadalka afsomaliga una hanqal taagaya ku halqabsiga afaf qalaad.
isagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.
Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.
writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayseisagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayseisagoo liidaya, bahdilaya , dhabar goynaya afkiisa soomaaliga oo uu u arko af aan isaga waajib ka saarnayn ilaalintiisa iskana dhega tiray oo aanay u dhandhamayn murtida badan ee ku dheehan afkiisa ee inta badan aan laga helin afafka kale.Taa bedelkeedana waxa uu kobcinayaa, koolkoolinayaa, oo uu korinayaa af qalaad oo dadkii lahaa gaadh ka hayaan kuna dhegsan yihiin ku hadalkiisa , kana shaqaynayaaan horumarintiisa waa yaabe aaway afkaagii, soo ma ogid qofkii ku hadli lahaa waxna ku qori lahaa , dadkana ku dhiirigelin lahaa in aad adiga tahay ma cid kalaa u maqan.writing :siyaasi BAAQ Xaaji Axmed Tamrayse
No comments:
Post a Comment