Monday, June 15, 2015

Mustaqbalka IFtiimaya ee Ka Muuqaday Geeska Afrika Waa Jamuuriyada Somaliland

,
Mustaqbalka Iftiimaya ee Wadamada Africak ka soo dhex muuqday waa Jamuuriyada Dimuqraadiga ah ee Somaliland , Somaliland Waa DaL Leh Dastuur Caalami ah oo AyU codeeyeen Bulshada Somaliland. Wadal  Leh Nidaamaya Dowladeed, SOMALILAND Waa dal leh shuruuc caalami ah oo kala hagta bulshada ku wada noolo, Bulsha waynta somaliland ku Dhaqan waa kuwo ku Bahoobay  horumar, iskaashi Dimuqraadiyad wallaaltinimo iyo Wadatashi.
Somaliland Waa Dal islaam ah oo bulshada ku dhaqan 100% islaamyihiin,
Waa DaL ILaahay Kumanaystay khayraadyo kala duwan oo Dabeeci ah
Somaliland waxaa ay Leedahay ciidamo kala duwan oo si Tayo leh uqalabaysan Una Tababaran Waa  SOMALILAND waad Dal Leh Xuduud Caalami ah oo caan ah
Somaliland waa Wadan Ka Mid AH Wadamada Caalamka Balse Beesha Caalamku Ka Gabeen In ay Dolwad Nimadooda iyo si Dan Nidaamka ah ee Ay wax U Maamusheen ay Ictiraafaan 
Somaliland Iyada Ayaa is ictiraafsan Allena waa uu La garab Gelayaa Dedaalkooda insha Allah wax Walbi waay Gaadhayaan Halka Laga Filanayo si da ay Shacabku jecel yihiin Way Rumoobi doontaa inshaa Allaah 

No comments:

Post a Comment