Thursday, May 28, 2015
SOMALILAND WAXAA AY ICTIRAAFKA KU HELI KARTAA IYADA OO XIDHIIDH WANAAGSAN OO DIBLUMAASIYADEED LA SAMAYSA WADAMADA CAALAMKA IYO KUWA AY ISKU DHOOWYIHIINBA
*********************************************************************************Jamuuriyada Somaliland waxaa ay ictiraafka ay raadinaysay mudadad dheer ku Heli kartaa Iyada oo Dhista horumarisana dhamaan xidhiidhka Wadamada caalamaka iyo Kuwa Deriskaba.Wadamada caalamaku Waxaa Ay Waayeen Halyeeyo Ka Dhaadhiciaya gooni isu taaga iyo SOMALILAND In ay ka mid tahay Qaramada Dunida, ayna Tahay Qaran leh asaamaha dowlad lagu GartoShaqsi Ahaan anigu Waxaaan Aminsan ahay in Ictiraafku iman lahaa + Hadii Somaliland ay Hagaajiso siyaasada Iyo dhidhiidhka wadamada Debeda Debeda, ayan ku Dhabar Adaygto Arinkaa IctiraafkaLaakiin xukuumad Kastoo soo marta Somaliland ahmiyad gaar ah ma siiso raadinta ictiraafka ee Waxaa ay ahmiyadohooda siiyaan Danahooda iyo AfkaartoodaWaxaa Loo Baahanyahay xukuumad aan Ka Daalayn Dedaalaka Ictiraaf Raadinta
Tuesday, May 26, 2015
KHILAAFKA KA DHEX TAAGAN MASUULIYIINTA UGU SAREEYA DALAKA EE MUDO KORDHINTA, WAXAAN U SOO JEEDINAYAA DHINACYADA KU HIRDMAYA LOOLANKA SIYAASADA DALKA IN AY KA FEKERAAN AAYAHA QARANKA IYO DANTA BULSHADA IYO XASILOONIDA DALKA XILKA LOO TARTAMAYO WAXAA KA MIHIIMSAN IN AAN ILAALINO JIRITAANKEENA IYO XASILOONIDA BUSHADEEAN by: (siyaasi BAAQ Axmed Tamrayse
Saturday, May 23, 2015
WAA NECEB AHY CIDKASTA OO NECEB AMA DIIDAN QARANIMADA SOMALILAND WAAN JECEL AHAY CIDKASTA OO JECEL HORUMARKA IYO TAABAQAADKA SIYAASADEED EE JAMUURIYADA SOMALILAND SOOMAALILAND
............................................................................................................ Qarankan hirgaly waa uu istaahilaa Ictiraaf iyo ,Maamuus Xagabeesha caalamka ah
Qarankan waxaa Naftooda u soo Huray Kumanyaal geesiyiin ah oo U Shihiiday In ay Bulshadooda usoo Dhaliyaan Qaran madaxbanaan iyo dowlad ay afkaarteeda iyo Taladeeda shacabku leeyihiin .
Maanshaa Allah Dhalinyarada somaliladn waxaa Ay La Kowsadeen Wadan Nabad ah Calan Qaran iyo Dowladnimo ay Ku Faanaan ilamana Aha in Maanta Qof Dhalinyarada somaliland ah uu Diidanyahay masiirka iyo Mabda Qarankeena Dhalinyarda somaliland waa Lafdhabta wadanka.
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA KULMIYE
************************** ************************** ************************** *********
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA
shacabka iyo Bulshad asomalailand waxaa ay ahaayeen kuwo leh Hal MAWQIF oo ah Qaran madax banaan iyo dawladnimo leh cisi iyo sharaf ,beesha caalamkuna u tix gelin jirtay,xukuumadihii hore ee soo maray Qranakan Curdinka ah waxaa ay talada iyo afkaarata Qaranimo kala tashan jireen AQoonyahanka,culimaaudiink a,waxgaradka,waayeelka cuqaasha,iyo dhamaan cacabka ku bahoobay Qarankan somaliland .maamuladii hore ee soomaray dalka waxaa ay ahaayeen kuwo Danaya jiritaanka iyo masiirka Qaranimada, danata blushada iyo tan qarankaba, balse waxaad
moodaa in xukuumada maanta jirtaa ay ka duwantahay ayn umuuqato keligeed talis.Jiritaanka iyo dawladnimadu waxaa ay ahayd mid ay shacabka somaliland ku faani jireen kuna kalsoonaayeen ayna u arkayeen qaran Lawada leeyahay , balse waxaad moodaa in xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu aanay dananayn danta shacb iyo qaranimoba. Xukuumada keli Taliska ah ee kulmiye waxaa ay samaysay balanqaadyo waqtigii doorashooyinkii hore waana ay beenaysay, balnqadyadii waxaana ay ka dhigat <Hal bacaad lagu lisay>beesha caalamku waxaa ay ahaayeen kuwo taageersan lana shaqeeya qaranaka somaliland waqtiyadii hore balse xukuumada iyoxulifada kulmiye ayaa ah kuwo nacsiiyey cidkasat oo qaranka wax uqabnlahayd tusayna keli talisnimo iyo boob shacab,xukuumada waxaa ay beesha caalamku ka aaminsanyihiin xukuumad keli talisnimo ah oo ku ciyaaray danta iyo masiirka shacab ,xukuumadan keli taliska ah ee kulmiye iyo xulifadeeda waxyaabaha lagu xasuusto 5sano ee aan soo dhaafnay waxaa ka mid ah :-1,Jebinta Qodobada Dastuurka qaranimo 2,lumsashada iyo boobka hantida umada iyo tan qarankaba, 3,musuqmaasu iyo balan qaad been ah 4,Qabyaalad iyo kalshaandhayn umadan wallaalaha ah ee ku wada noolo nabada 5,keli Talisnimo iyo kala qaybin Qaranimo, shacabka soomaliland waa mid qudha waxaana ay leeyihiin ha Hadaf iyo himilo Qaran nimo, xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu waxaa ay ku fashilmeen kasbashadii shacab iyo bulsho iyo qaranimoba waxaan ku soo gabagabyanayaa shacabka soomaaliland idinkaa doorat xukuumadan keli taliska ah hadan idinkaa ridi kara shacaboow aan badbaadini Qaranimadeena soomaaliland ee xukuumadu dhulaka la dhacay isbedel ayaana lagu badbaadinkaraa Qaranimadan curdinka ah
qore : siyaasi baaq
**************************
GEFKII QARANAIMO IYO GUULDARADII XUKUUMADA
shacabka iyo Bulshad asomalailand waxaa ay ahaayeen kuwo leh Hal MAWQIF oo ah Qaran madax banaan iyo dawladnimo leh cisi iyo sharaf ,beesha caalamkuna u tix gelin jirtay,xukuumadihii hore ee soo maray Qranakan Curdinka ah waxaa ay talada iyo afkaarata Qaranimo kala tashan jireen AQoonyahanka,culimaaudiink
moodaa in xukuumada maanta jirtaa ay ka duwantahay ayn umuuqato keligeed talis.Jiritaanka iyo dawladnimadu waxaa ay ahayd mid ay shacabka somaliland ku faani jireen kuna kalsoonaayeen ayna u arkayeen qaran Lawada leeyahay , balse waxaad moodaa in xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu aanay dananayn danta shacb iyo qaranimoba. Xukuumada keli Taliska ah ee kulmiye waxaa ay samaysay balanqaadyo waqtigii doorashooyinkii hore waana ay beenaysay, balnqadyadii waxaana ay ka dhigat <Hal bacaad lagu lisay>beesha caalamku waxaa ay ahaayeen kuwo taageersan lana shaqeeya qaranaka somaliland waqtiyadii hore balse xukuumada iyoxulifada kulmiye ayaa ah kuwo nacsiiyey cidkasat oo qaranka wax uqabnlahayd tusayna keli talisnimo iyo boob shacab,xukuumada waxaa ay beesha caalamku ka aaminsanyihiin xukuumad keli talisnimo ah oo ku ciyaaray danta iyo masiirka shacab ,xukuumadan keli taliska ah ee kulmiye iyo xulifadeeda waxyaabaha lagu xasuusto 5sano ee aan soo dhaafnay waxaa ka mid ah :-1,Jebinta Qodobada Dastuurka qaranimo 2,lumsashada iyo boobka hantida umada iyo tan qarankaba, 3,musuqmaasu iyo balan qaad been ah 4,Qabyaalad iyo kalshaandhayn umadan wallaalaha ah ee ku wada noolo nabada 5,keli Talisnimo iyo kala qaybin Qaranimo, shacabka soomaliland waa mid qudha waxaana ay leeyihiin ha Hadaf iyo himilo Qaran nimo, xukuumada kulmiye iyo xulifadeedu waxaa ay ku fashilmeen kasbashadii shacab iyo bulsho iyo qaranimoba waxaan ku soo gabagabyanayaa shacabka soomaaliland idinkaa doorat xukuumadan keli taliska ah hadan idinkaa ridi kara shacaboow aan badbaadini Qaranimadeena soomaaliland ee xukuumadu dhulaka la dhacay isbedel ayaana lagu badbaadinkaraa Qaranimadan curdinka ah
qore : siyaasi baaq
Subscribe to:
Posts (Atom)



